GAAROODI NEWS NETWORK

Daawo:Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Mr.Qabyo-tire Oo Baaq U Diray Dhammaan Laamaha Ammaanka Ee Gobolkaasi

Burco-(Gaaroodinews)-Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Mr.Maxamed Ibraahim Qabyo-tire oo maanta warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magaalada Burco ayaa baaq nabad galyo ah u diray Madaxda laamaha amaanka Gobolka togdher, Isagoo sheegay in ay wax ka qaban doonnan Dhalinyarta Kooxaha ah ee habeenkii Gaysta Dhibaatooyinka, Isagoo tilmaamay in ay gacan adag wax kaga Qaban doonan
Hargeisa/Office
Gaaroodinews.net

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



Leave a Reply