GAAROODI NEWS NETWORK

SHIRKADDA DIYAARADAHA JABUUTI OO XAFIIS CUSUB KA FURATAY MAGAALADA HARGEYSA IYO MASUULIYIIN KA QAYB GALAY XAFLADA FURITAANKA XAFIISKA

Hargeysa, (Gaarooodinews) —Shirkada diyaaradaha dalka jabuuti ayaa habeenkii xalay ahaa xafiis cusub ka furatay magaalada hargeysa,waxaana xaflad loo qabtay furitaanka xafiiskaasi ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan dawlada Somaliland.

 

 

air-djib

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

Hargeisa Desk 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



Leave a Reply