GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL oo Bulshada ku hambalyeeyey Curashada Sanadka Cusub ee 2019

Hargeisa(Gaaroodi-News) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSLMudane Baashe Maxamed Faaraxisagoo ku hadlaya afkaGolaha Wakiilada JSL wuxuu bulshada JSL la wadaagayaa farxada

 Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSLMudane Baashe Maxamed Faaraxisagoo ku hadlaya afkaGolaha Wakiilada JSL wuxuu bulshada JSL la wadaagayaa farxada soo dhawaynta Munaasibada bilashada Sanadka cusub ee Miilaadiga ee 2019 oo Caawa bilaw ah.

Gudoomiyuhu wuxuu Bulsho weynta reer Somaliland ilaahay uga baryayaa inuu sanadkan bilanaya uga dhigo sanad khayr qaba, horumar iyo nabadgelyo buuxdana aynu ku naaloono dalkeenuna ku guulaysto Aqoonsi Caalamiya.

Rabi sanadkaas sanadkiisa haynagu gaadhsiiyo Guul iyo gobonimo qaranimo iyo mid shakhsiyeedba Amiiin.

 

Saleebaan Cabdisitaar Dubad

AgaasimahaWarbaahinta iyo Xidhiidhka dadweynaha

Ee Golaha Wakiilada JSL

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM