GAAROODI NEWS NETWORK

Musharax Siciid Cudhay Oo Ka Mida Musharixiinta u Taagan Golaha Deegaanka Ee Caasimada Hargaysa Oo Hanbalyeeyay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Mowqifka Adag Ee Uu Iskataagay Inay Doorashadu Dhaafin 2019.

Musharax Siciid Cabdisamad(Siciid Cudhay) oo ka ka mida musharixiinta u taagan foorashada golaha deegaanka caasimada Hargaysa ayaa hanbalyo u diray Gudoomiyaha Xisbiga Ucid kuna hanbalyeeyay sida ay iga go’antahay inuu dalkani Somaliland ka dhacdo doorasho 2019 taasi oo in doorasho dhacdaa dalka u hor seedi karto horumar balaadhan waxaa uu xisbiyada kale iyo gudoomiyayaasha ugu baaqay inay tix galiyaan dareenka shacbiga ee xiligan ku wajahan sidii doorasho u qabsoomi lahayd.

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM