GAAROODI NEWS NETWORK

Tacsi : Wasiirka Arrimaha Dibeda Prof Faratoon

Shabakada Caanka Ah Ee Gaaroodinews iyo hawl wadeednadeeda, Wasiir-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & iskaashiga Caalamiga ah Md. Liibaan Yuusuf Cismaan, Agaasimaha Guud ee Wasaarada, Mr Cabdinaasir Axmed Xirsi, Safiirka Germany Md cabdifatax cismaan cigaal  Safiirka JSL ee Faransiiska Md. Cali Ismaaciil Huseen, safiirka JSL ee Ingiriiska Marwo Ayaan Maxamuud Cashuur, Safiirka JSL ee Kenya Md. Baashe Cawil Cumar, Safiir-xigeenka Safaarada Kenya Md. Ayaanle Salaad, Dhamaan Safiirada JSL ee Caalamka, Dhamaan Agaasime-waaxeedyada iyo Shaqaalaha Wasaarada Arrimaha Dibedda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah, dhamaan dadkaasi waxay ka tacsiyadeynayaan Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & iskaashiga Caalamiga Prof Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) geerida ku timi Seedigii AHN Marxuum Maxamed (brown) Xasan Marayare, oo dhowaan ku geeryooday shil ka dhacay magaalada Beer, ee Togdheer.

Waxay marxuumka Ilaahay uga baryayaan inuu jannatul al-fardowsa naxariistiisa ku geeyo, qoyskii, qaraabadii, ehelkii, Wasiir Prof Faratoon iyo ummada Somaliland iyo islaamkaba Samir iyo Iimaan ka siiyo, Aamiin. Aamiin……………….Aamiin…………………. Aamiin…………..Aamiin

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM