GAAROODI NEWS NETWORK

Daawo:- Xisbiga Ucid Oo Ganafka Ku Dhuftay Gudidii Dhex Dhexaadinta Ka Dhex Waday Xisbiyada Somaliland Ee Doorashada Iyo Komishanka Isku Maan Dhaafsan

Hargeisa(Gaaroodi-News) Xisbiga Ucid Oo Ganafka Ku Dhuftay Gudidii Dhex Dhexaadinta Ka Dhex Waday Xisbiyada Somaliland Ee Doorashada Iyo Komishanka Isku Maan Dhaafsan.

Cabdinaasir Buuni ayaa sheegay in xukuumadu ku dooneyso inay shaanbad Somali weyn ku dhufato xisbiga Waddani isla markaana xisbiga Waddani sidaas ku baabiiso , taas oo uu sheegay in aaney marna-ba dhici doonin

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM