GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiyaha Hay’ada Dhawrista Tayada Somaliland Oo Shaacisay In Ay Qabtay Kiniini Dhacay

Hargeisa(Gaaroodi-News) Gudoomiyaha Hay’ada Dhawrista Tayada Somaliland muuse xasan xaaji yuusuf Oo Shaacisay In maalintii khamiistii la soo dhaafay madaarka cigaal international airport ku qabteen diyaarad siday kiniin aan sax ahayn waxaanu gudoomiyuhu sheegay in mudadaasi hay’adiisu baadhitaan ku hayeen

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM