GAAROODI NEWS NETWORK

Maxkamada Degmadda Hargeisa Oo Maanta Soo Bandhigtay Kiisaskii Ugu Layaabka Badnaa Sanadkii Tagay Ee 2018

Hargeisa(Gaaroodi-News) Gudoomiyaha maxkamada degmada hargeisa cabdirashiid maxamed xirsi beergeel oo ay wehelinaayeen gudida wanaag farista iyo xubaan ka reerbista iyo shaqaalaha kala duwan ee maxkamada ayaa maanta warbaahinta u soo bandhigay warbixin sanaded ku saabsan kiisaskii iyo dacwadihii kala duwanaa maxkamada soo galay sanadkii aynu soo dhaafnay 2018

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM