GAAROODI NEWS NETWORK

Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Oo Wareegto Cusub Soo Saarey + Nooca Wareegtada

Hargeisa(Gaarodi-News) Madaxweynaha cusub ee Puntland Dr. Saciid Cabdullaahi Denni ayaa hada soo saaray nuqul waraaq ah oo uu amaro kala duwan kusoo saaray, isagoo amar culus dul dhigay goobaha bankgiyada, xaawalada, banka dowladda Puntland.

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM