GAAROODI NEWS NETWORK

Toos U Daawo :- Doorashada Madaxweynaha Puntland Oo Iminka Bilaabmatey

Garoowe (Gaaroodi-News) Baarlamaanka Puntland ayaa maanta dooranaya madaxweynaha cusub uu yeelanayo maamulkaasi.

Waxaa si weyn loo adkeeyay ammaanka magaalada Garowe, waxaana ciidamo badan la geeyay goobta ay doorashada ka dhaceyso.

Halkan Toos Uga Daawo Doorashada

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM