GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodi-Jeex Ayaa Dhaariyay Xubin Ka Banaanaatay Golaha Deeganka Caasimada Hargeisa

Hargeisa(Gaaroodi-News) Gudoomiyaha maxkamada gobolka maroodi jeex axmed dalmar ismaacil ayaa dhaariyay xubin ka banaanatay golaha deegaanka caasimada hargeisa waxaana loo dhaariyay xildhibana maxamed jaamac ducaale munaasibadaasi lagu dhaarinaayay waxaa goob joog ka ahaa masuuliyiinta dawlada hoose ee caasimada hargeisa

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM