GAAROODI NEWS NETWORK

Madaxweynah Puntland Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Booqasho Ku Tagay Qasriga Madaxtooyada Puntland + Ujeeda

Garoowe(Gaaroodi-News) Madaxdweynaha puntland siciid cabdilaahi danay iyo ku xigeenkiisa axmed karash ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta qasriga madaxtooyada maamul goboleedka puntland waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay madaxweynihi hore maamul goboleedka puntland cabdi wali cali gaas iyo ku xigeenkisa camay waxanay kormeer ku soo sameeyeen qaybaha kala duwan ee ay ka kooban tahay madaxtooyadu.

Sidoo kale Waxaanu madaxweynaha maamul goboleedka puntland uu kulan la qaatay qaybo ka mid ah shaqaalaha qasriga madaxtooyada maamul goboleedka puntland

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM