GAAROODI NEWS NETWORK

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Ka Hadlay Xadhiga Lagula Kacay Ugaas Ismaacil + Fariina U Diray Taliyaha Ciidanka Militariga Somaliland

Hargeisa(Gaaroodi-News) Siyaasi Jaamac Hilaac oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay xadhiga lagula kacay ugaas ismaacil cabdi huluul isla markaan wuuxu baaq u diray taliyaha ciidanka militariga somaliland nuux ismaacil taani

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM