GAAROODI NEWS NETWORK

Daawo:- Wasaarada Beeraha Somaliland Oo Abaal Marino Gudoonsiisay Qaybo Ka Mid Ah Shaqaalaa Wasaarada

Hargeisa(Gaaroodi-News) Masuuliyiin badan oo uu horkacaayo wasiirka wasaarada beeraha somalialnd axmed muumin seed iyo agaasimaha guud ee wasaarada Dr. axmed cali maax iyo qaybo ka mid ah agaasime waaxyeedada wasaarada ayaa waxay abaalmarino siiyeen Shan iyo toban ka mid ah shaqaalo weynaha wasaarada beeraha somaliland

 

 

 

 

 

 

 

halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM