GAAROODI NEWS NETWORK

Suldaan Cawil Fiiqle ”Buur/Madow & Beeshiisu Waxay U Haystaan In Ay Muuse Biixi Iyagu Xilka U Dhiibteen”

HRG(Gaaroodinews>]Suldaan Cawil Fiiqle oo ka tirsan madax dhaqameedka ugu culus ee gobolka MAroodijeex ayaa jawaab mug leh ka bixiyey hadal dhawaan ka soo yeedhay Boqor Buur-Madow oo ku aadanaa marti qaadkii Madaxweyne Muuse Biixi uu U fidiyey madax dhaqameedka beelweynta Garxajis,,,

Hoos Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM