GAAROODI NEWS NETWORK

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo War Saxaafadeed Ka Soo Saaray Heshiiskii Ay Shalay Wada Galeen Labada Xisbi Ee Kulmiye Iyo UCID

Hargeisa(Gaaroodi-News) Xisbiga Waddani ayaa soo saarey war saxafadeed uu ku saxeexan yahay gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xil Cabdiqaadir Jirde kaas oo ay kaga jawabayaan heshiis ay shalay  doorashooyinka soo socda ay ka wada gaadheen xisbiyada  Kulmiye iyo UCID

Halkan Hoose Ka Akhriso:- 

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM