telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Daawo:- Pro Cabdi Cali Oo Si Ba’an U Dhaliilay Jawaab Ay Bixiyeen Taliska Ciidanka Booliska

Hargeisa(Gaaroodi-News) Pro Cabdi cali Oo Si Ba’an U dhaliilay jawaab ay bixiyeen taliska ciidaka booliska somalialnd taasoo ay la xidhiidhay xadidnaanta wararka laga sheegi karo ciidamada booliska ay bulshadu ka cabato isagoo u kala saaray laba wado kuwaaso ah in loo maro macaamilka booliska iyadoo la eegaayo nooca nidaam ee dalkaasi ka jira

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka DAawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom