GAAROODI NEWS NETWORK

Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Oo Si Adag Uga Hadlay Dibu Dhaca Doorashada + Muxuu Ka Yidhi Heshiiska Dhexmaray Kulmiye Iyo UCID

Hargeisa(Garoodi-News) Hogaamiye Xirsi ayaa sheegay in xisbiga Waddani aanu marnaba aqbali doonin in Kominshankan doorashooyinku uu doorasho danbe u qabto isla markaana aaney jirin cid ku qasbi karta xisbigooda arigti kale

Sidoo kale Hogaamiye Xirsi ayaa cadeeyey in aaney suurto gal aheyn in dalka ay ka dhacdo doorasho laba xisbi oo kali ah

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM