GAAROODI NEWS NETWORK

Taliska Ciidamada Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees

Hargeisa(Gaaroodi-News) Taliye ku xigeenka ciidanka booliska somaliland saree guuto Cabdiraxmaan liiban fooxle iyo afhayeenka ciidanka booliska Ahna taliyaha ciidanka nabad galyada wadooyinka somaliland Gaashaanle sare Faysal xiis cilmi ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay xadhiga abwaan cabdiraxmaan abees

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM