GAAROODI NEWS NETWORK

Daawo:- Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Waddani Oo Dhaliil Xoogan U Soo Jeediyay Wasiirka Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland

Hargeisa(Gaaroodi-News) Gudoomiyaha Garabka dhalinyarada xisbiga mucaaridka ah ee waddani Maxamed sidiiq dhame oo ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeedhay wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada hinda jaamac gaani isla markaana ka raali galiyay dhalinyarda reer somaliland hadaladii ka soo yeedhay wasiirda

Gudoomiye Dhamme ayaa sheegay in Wasiir Hinda Gaani shaqadii ay qaranka u haysay qeyb ka mid ah lagu aamini waayey

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM