GAAROODI NEWS NETWORK

Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Dib U Bilawday Wadashaqayntii Gudida Wanaag Farista Iyo Xumaan Ka Reebista Somaliland

Hargeisa(Gaaroodi-News) Wasiirka Diinta iyo awqaafta somaliland sheekh khaliil cabdilaahi axmed oo ay weheliyaan gudidii uu dhawaan wasiirka diinta iyo awqaafta u magacaabay arinta xalinta khilaafka soo kala dhex galay gudida wanaag farista iyo xumaan ka reebista somaliland

kulanka ujeedkiisu uu ahaa sidii gudida xalinta khilaafka ay si rasmi ah ugu dhawaaqi lahaayeen xalka go’aanada ay ka gaadheen khilaafkii ay labada garab u kala jabiyay gudida wanaag farista iyo xumaan ka reebista somaliland

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM