telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Maaliyada Somaliland Oo Soo Kormeeray Kastamada Kalabeedh Iyo Wajaale

Hargeisa(Gaaroodi-News) Wasiir Ku xigeenka wasarada maaliyada somaliland cabdiqaadir maxamuud muxumed ay weheliyaan taliyaha ilaalada cashuuraha iyo saraakiil ka tirsan wasaarada ayaa saaka kormeer indho indheen ah ku soo maray kastamada kalabeedh iyo wajaale

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom