GAAROODI NEWS NETWORK

“Wuxuu Galiyay Dalka Sidii Xukun Military Bay Ku Socotaa Cid Xaqa Sheegi Kartaa………..” Siyaasi Cali Cantar

Hargeisa(Gaaroodi-News) Siyaasiga Cali Axmed Cabdi Cali Cantar oo ka mid ah hogaanka Sare ee xisbiga mucaaridka ah ee waddani isla markaan ah gudoomiyaha gudida anshaxa ee xisbiga, waxaanu markii ugu horaysay ka hadlay dhawaaqyo inta badan ka soo yeedha xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee UCID kaaso uu xisbigu tilmaamo in ay u tanaasulaan danta qaranka

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM