GAAROODI NEWS NETWORK

Shabakada Gaaroodi-News Waxay Tacsi U Diraysaa Ehelkii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Gaashaanle Sare Yusuf Cabdi Oday

Hargeisa(Gaaroodi-News) Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun dhamaan hawl wadeenada shabakada gaaroodi News waxay tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum Gaashaanle Sare Yusuf Cabdi Oday Oo ku geeriyooday magalada hargeisa, ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ha inaga siiyo

 

Goordhaw Filo Taariikh Nololeedka AHN Marxuum Gaashaanle Sare Yusuf Cabdi Oday

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM