telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Wakiilka Somaliland u Fadhiya Kenya oo Cambaareeyey Weerarkii Lagu Qaaday Huteel ku Yaalla Nairobi

Nairobi(Gaaroodi-News) Wakiilka Somaliland u Fadhiya Kenya oo Cambaareeyey Weerarkii Lagu Qaaday Huteel ku Yaalla Nairobi

Wakiilka Somaliland u fadhiya Kenya, Baashe Cawil Xaaji Cumar, ayaa cambaareeyey weerarkii argagixiso ee shalay ka dhacay Huteel ku yaalla Magaalada Nairobi, oo ay ku dhinteen 14 qof, halkaintaas ka badanina ay ku dhaawacmeen.

Siduu maantadaabacay Wargeyska The Star ee ka soo baxa Magaalada Nairobi, Danjire Baashe Cawil Cumar,ayaa sheegay in Somaliland barbar taagan tahay dawladda Kenya.

Wakiilka Somaliland wuxuu intaas ku darayinuu sida ugu adag u cambaareynayo weerarkaas oo uu ku sifeeyey midfulaynimo ooargixisadu ku qaaday Huteelka Dusit ee magaalada Nairobi.

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom