GAAROODI NEWS NETWORK

Abwaan Cali Seenyo Oo Laga Celiyey Inuu Somaliland Soo Galo Iyo Eedeymo Uu U Jeediyey Taliye Fadal + [ Muuqaal ]

Saylac (Gaaroodi-News):-Saxafi  iyo Abwaan Cali Seenyo ayaa maalintii shalay aheyd laga celiyey in uu Somaliland ka soo galo dhinaca xaduudka Januuti ee Lowyacado , waxaana uu Abwaanku sheegay in ay u dhameys tirnaayeen dhamaan sharciyadii uu dalka ku soo galaayey

Abwaan Cali Seenyo ayaa waxaa uu sheegay in uu diiday in uu dalkiisa soo galo taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iiman isaga oo Cali Seenyo eedihii ugu cuslaa u jeediyey Taliye Fadal

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM