telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiyaha Ururka Sariflayaasha Somaliland

Hargeisa(Gaaroodi-News) Axmed Xasan Mataan Gudoomiyaa ururka sariflayaasha somaliland ayaa waxaa uu shaaciyay shirweyne ay qabsan doonaan ururka sariflayaasha somaliland

Sidoo kale waxaa uu sheegay in ay dibu habayn ku samayn doonaan sariflayaasha ka ganacsada dhinaca lacagaha qalaad ee ku dhaqan guud ahaan dalka

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom