telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

“Adeer Laba Gacmood Oo Hagbad Ah Ayaynu Galnay Oo Way Dhammaadeen, KULMIYE-na Waa Xisbi Qaran…” Ugaas Cabdirisaaq Koosaar Oo U Jawaabay Boqor Buurmadow.

Hargeisa(Gaaroodi-News) Ugaas Cabdirisaaq koosaar cali oo ka mid ah salaadiinta reer somaliland ayaa waxaa uu ka hadlay hadal ka soo yeedhay boqor cismaan buurmadaw oo sheegay in xisbiga kulmiye uu shirweynihiisa lagu qabanaayo magaalada boorama isla markaana wuxuu boqorku sheegay in uu xisbigkii UDUB halkaasi ku dhintay hadii kan shirweynihisa lagu qabtana uu halkaasi ku dhiman doono

Waxaanu Ugaasku Xaal ka siiyay dadweynaha ku nool gobolka awdal hadalkaasi ka soo yeedhay boqorka sidoo kale wuxuu boqorka u soo jeediyay hadalada deelqaafka aan murtida lahayn uu iska daayo

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom