telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Salaadiinta Iyo Cuqaasha Gobolka Sanaag Oo Baaq Dheer U Diray Maamulka Degmada Iyo Madaxweynaha JSL + Ujeedada Baaqa

Ceerigaabo(Gaaroodi-News) Salaadiinta, cuqaasha iyo waxgaradka gobolka sanaag oo cabasho xoogan ka muujiayay shirkad la sheegay in ay macdanta ka qodo waqooyiga gobolka sanaag, iyagoo baaq dheer u diray madaxweynaha JSL muuse biixi cabdi in sida ugu dhakhsiyaha badan u soo faragaliyaan hay’adan ay sheegeen macdan qodista ka wado waqooyiga gobolka sanaag

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom