GAAROODI NEWS NETWORK

Ururka Qareenada Somaliland Oo Baaq Dheer U Diray Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi

Hargeisa(Gaaroodi-News) Ururka Qareenada Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhig Iyo Tacadiyo Ka Dhan Ah Xuquuqda Aadamaha Oo Lagula Kacay Abwaano iyo Masuuliyiin kale waxaanay madaxweynaha ugu baaqeen in sida ugu dhakhsiyaha badan arintaasi wax uga qabto

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM