GAAROODI NEWS NETWORK

Wasaarada Ganacsiga Warshadaha Iyo Dalxiiska Oo Fariin U Diray Ganacsatada Reer Somaliland

Hargeisa(Gaaroodi-News) Wasaarada Ganacsiga Warshadaha Iyo Dalxiiska oo ugu baaqday ganacsatada somaliland aan haysan liisanka ganacsi iyo kuwa uu ka dhacay in ay ku cusboonaysiistaan isla markaan ku samaystaan mudadii ay hore u shaacisay wasaarada oo gabogabo ku dhaw

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM