telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Daawo:- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Maanta Tababar U Soo Xidhay Dufcadii 30aad Ee Ka Tirsan Ciidamada Booliska JSL + Sawiro

Hargeisa(Gaaroodi-News) Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed kaahin Axmed iyo taliyaha ciidanka booliska somaliland sareeye gaas cabdilaahi fadal iiman Oo Maanta  Tababr Uso Xidhay Dufcadii 30Aad Ee Ka Tirsan Ciidamada Booliska Jsl Oo Ka Qalin Jabiyay Dugsiga Tababarada Mandheera Lixle.

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo Muuqaalada iyo sawirda:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom