telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Dadweynaha Ku Dhaqan Xaafadaha M/haybe Iyo Axmed Dhagax Oo Baaq Dheer U Diray Madaxweynaha JSL + Sababta

Hargeisa(Gaaroodi-News) Dadweynaha Ku Dhaqan Xaafadaha M/haybe Iyo Axmed Dhagax Oo cabasho xoogan ka muujiyay ganacsade gacanta loogaliyay sariibadii xaafada October waxaanay madaxweynaha somaliland ugu baaqeen isla markaan ka codsadeen in uu arintaasi il gaara ku eego kuna soo celiyay dadkii hore ugu ganacsan jiray oo u badnaa dad danyar ah

 

 

 

 

 

 

 

halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom