GAAROODI NEWS NETWORK

Qaar Ka Mid Ah Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Togdheer Ayaa Baaq U Diray Cuqaasha Iyo Salaadiinta Dhigooda

Burco(Gaaroodi-News) qaar ka mid ah cuqaasha iyo waxgaradka gobolka togdheer ayaa baaq u diray cuqaasha iyo waxgaradka dhigooda in aanay ku dhex milmin siyaasada isla markaana ugu baaqay in ay nabad galyada kawada shaqeeyaan

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM