GAAROODI NEWS NETWORK

” Safaarada Turkiga Ee Hargeisa Si Deg Deg Ah Ha Loo Xidho……” Xildhibaan Axmed M.Nacnac

Hargeisa(Gaaroodi-News) Xildhibaan axmed maxamed diiriye nacnac oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa ugu baaqay wasaarada arimaha dibada in ay albaabada u laabto safaarada turkeyga ee magaalada hargeisa

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM