GAAROODI NEWS NETWORK

Xabaalaha Ina Aamin Oo Ku Yaala Dhinaca Waqooyi Ee Magaalada Hargeisa Ayaa Qarka U Saaran In Ay Baaba’aan

Hargeisa(Gaaroodi-News) Xabaalaha Ina Aamin Oo Ku Yaala Dhinaca Waqooyi Ee Magaalada Hargeisa Ayaa Qarka U Saaran In Ay Baaba’aan qaar ka mid ah dadka degan xaafadaas ayaa ka warbixiyay xaalada ay xabaalahani ay ku sugan yihiin iyagoo bulshada xaafadaasi ugu baaqay xukuumada iyo dadka khayrka jecel in ay ka qayb qaataan sidii loo badbaadin lahaa

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM