telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Guurtidu Shaqo Badan Uma Hayso Dalka Ee Tiradooda Hala Dhimo………” Xildhibaan Siciid Cartan

Hargeisa(Gaaroodi-News) Xildhibaan siciid cartan oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay saami qaybsiga kuraasta golaha baarlamaanka waxaanu dhaliilay gudidii golaha wasiirada ahayd ee madaxweyne biixi u xilsaaray kasoo talo bixinta saami qaybsiga somaliland

 

 

 

 

 

 

 

halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom