GAAROODI NEWS NETWORK

Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay In Xukuumadu Ku Fashilantay Arimaha Dhaqaalaha Iyo Miisaaniyada Dalka

Hargeisa(Gaaroodi-News) Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani khadar xuseen cabdi ayaa waxaa uu ka hadlay isla markaana  dul istaagey qodobo uu sheegay in xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ku fashilantey taas oo intooda badan ay aheyd arimaha dhaqaalaha iyo Miisaan-yada dalka

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM