GAAROODI NEWS NETWORK

Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Ka Hadlay Gudida Uu Madaxweynaha U Saaray Kasoo Talo Bixinta Saami Qaybsiga

Hargeisa(Gaaroodi-News) Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Ka Hadlay Gudida Uu Madaxweynaha U Saaray Kasoo Talo Bixinta Saami Qaybsiga kuraasida golaha wakiilada \

Sidoo kale cabdilaahi jawaan ayaa ka hadlay habka iyo hanaanka ugu haboon ay u dhici karto saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada somaliland

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM