GAAROODI NEWS NETWORK

Waa sidee xaaladda qaxootiga reer Suuriya ee gaaray Jigjiga?

Magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida waxaa kusoo badanaya qaxootiga kasoo qaxay dalka Suuriya, dadka deegaanka ayaa u muuqda kuwo u taagan caawinta qaxootiga si ay u daboolaan baahidooda.

Qaxootiga Suuriyaanka ah ayaa intooda badan waxay gaareen dalka Itoobiya sida magaalada Addis Ababa.

Sheekh Maxamed CabdiWaaxiid oo kamid ah guddiga isu xilqaamay caawinta dadkan ayaa sheegay inay wadaan dadaallo ay ugu gargaarayaan qaxootiga si ay guryo u siiyaan.

Waxaa uu sheegay in culeys badan ay kusoo kordhiyeen magaalada isla markaasna ay yihiin dad dhibaateysan.

Qaxootiga reer Suuriya waxaa gargaar u fidiyay dadka deegaanka
Image caption: Qaxootiga reer Suuriya waxaa gargaar u fidiyay dadka deegaanka

Sheekh Maxamed waxaa uu sidoo kale sheegay in qaxootiga Suuriyaanka ay kasoo

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM