GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiyaha Gudiga Anshaxa Ee Xisbiga Waddani Oo Cusbitaalka Ku Booqday Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guryeenta

Hargeias(Gaaroodi-News) Gudoomiyaha gudiga anshaxa ee xisbiga mucaaridka ah ee waddani cali axmed cabdi cali cantar ayaa mid kamid ah cisbitaalada magaalada hargeisa ku booqday wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryeenta somaliland oo xaalad caafimaad halkaasi loo dhigay

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM