GAAROODI NEWS NETWORK

Hirdanka Siyaasadeed Ee Loogu Jiro Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Laga Dareemayo Magaalada Hargeysa.

Hargeisa(Gaaroodi-News) Magaalada Caasimada Hargeysa oo aad looga daremayo dhaqdhaqaaqa udiyaar garowga shirwaynaha xisbiga talada dalka haya ee kulmiye oo dhawaan shirwaynaha golaha dhexe ku qabsan doona magaalada boorama.

Siyaasinta iyo xubnaha golaha dhexe ee xisbiga kukmiye ayaa si aada  ugu diyaar garowaya shirka xubnaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye  iyadoo kaambayn siyaasadaysan ay wadaan xubnaha xisbiga kamidka ah ee ku loolamaya hanashada gudomiyaha xisbiga muxaafadka ah ee kulmiye .

Image may contain: outdoorImage may contain: sky and outdoorImage may contain: sky and outdoor

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM