GAAROODI NEWS NETWORK

Wasiirka Gaashaandhiga Iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Gudoomiyaha Gobolka Awdal Adhi Kala Wareegay Looguna Talo Galay Ciidanka Qaranka.

Boorama(Gaaroodi-News) Wasiirka Gaashaandhiga Eng Ciise Axmed Yuusuf(XAWAR) oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka qaranka JSL S/Gaas Nuux Ismaciil Taani, iyo Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha Maxamed Muuse Diiriye, wasiirka xidhiidhka golayaasha iyo dastuurka Maxamed Xaaji Aadan Cilmi ayaa xoolo ardhi ah oo dhan 272 Neef oo adhi ah kala wareegay Gudoomiyaha gobolka Awdal kaasi oo ay adhigaasi ku deeqeen shaqaalaha dawlda ee gobolkaasi.

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: one or more people, sky and outdoorNo photo description available.Image may contain: 1 person, standingImage may contain: 4 people, people standing, suit, wedding and outdoorImage may contain: 5 people, people standingImage may contain: 3 people, people smiling, outdoorImage may contain: 2 people, people standing and outdoorImage may contain: 2 people, people standing, beard and suitImage may contain: 2 people, people standing and suitImage may contain: 3 people, people standing, beard and outdoor

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM