GAAROODI NEWS NETWORK

Daawo:- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Soo Booqday Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Abwaan Baarleex

Hargeisa(Gaaroodi-News) Gudoomiya xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiramaan ciro oo soo bookhday qoyskii uu ka baxay abwaan baarleex isagoo ilaahay uga baryay in uu naxariisiitii jano ilahay ka waraabiyo ehelkiisa samir iyo iiman saadiqa ha inaga siiyo

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM