GAAROODI NEWS NETWORK

“Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi la Ildaran tahay lacag Dayn ah oo gaadhaysa $80Milyan oo Doolar lacagtaasi Oo…….” Xil Ibraahin Mahdi Buubaa

Hargeisa(Gaaroodi-News) Wasiirka wasaarada horumarinta maaliyada somaliland sacad cali shire oo maanta kulan la qaatay gudida ilaalada iyo dabagalka hantida qaranka ee golaha wakiilada somaliland

waxaana kulan faahfaahin ka bixiyay xildhibaan ibraahin mahdi buubaa ayaa shaca ka qaaday in xukuumada hada talada haysaa ay la ciirciirayso 80milyan oo dollary waxaanu yidhi :-

“Wasiirka Horumarinta Maaliyadd Dr Scad Cali Shire Waxa uu noo Sheegay inay Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi la Ildaran tahay lacag Dayn ah oo gaadhaysa $80Milyan oo Doolar lacagtaasi oo ah Dayn ay kaga tagtay Xukuumaddii Mad1xweyne Axmed Siillaanyo balse maanta uun la sheegay oo aan hore umadda ”

 

 

 

 

halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM