GAAROODI NEWS NETWORK

Dhamaan Maamulka & Hawl-wadeenada Shabakada Wararka Ee Gaaroodinews Waxay Tacsi U Dirayaan ….

Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun.

Dhamaan Maamulka Iyo Hawl-wadeenada shabakada Wararka Ee Gaarpodinews ee ku kala sugan dunida daafaheeda waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday marxuumad Aamina Xassan Ducaale oo saaka ku geeriyootay magaalada Hargeysa.

Waxaanu si gaar ah tacsi ugu diraynaa aqoonyahan Cismaan Cumar Dool iyo dhamaan qoyska reer Cumar Dool.

Waxaanu sidoo kale Allah uga baryeynaa Marxuumada iyo dhamaan inta muslim ahba inuu janadiisa Fardawsa ka waraabiyo…

Aamiin Aamiin Aamiin.

Wa Billahi Tawfiiq.

Cabdiraxman Cali Xassan

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM