telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Tacsi Tiiraanyo Leh Qoyska Ilma Ismaciil Aadan

Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Marxuun Abdi Ismacil Aadan oo ku geeriyoday DDSI Feb. 05, 2019.

Waxa aanu Tacsi Tiraanyo leh u diraynaa Dhamaan Qoyska Reer Ismacil Aadan meel walba oo ay aduunka ka kala joogaan.

Waxa aan si khaas ah u tacsi u diraynaa

1) Ganacsade Mustafe Ismacil Aadan

2) Ganacsade Cawil Ismacil Aadan

3) Ganacsde Ali Ismacil Aadan

4) Gaashanleh Sare Hussein Ismacil Aadan

Anaga oo ku hadlayna Afka Gaaroodi News.

Waxaa sidoo kale tacsi tan la mid ah diraya:

1) Oday Cali Hassan Dahir

2) Oday Mohamed Ahmed Hudleh

3) Suxufi Cabdiracman Cali Hassan

4) Ganacsade Mustafe Cali Hassan

5) Ganacsade Nasir Mohamed Ahmed….

Dhamaantayo waxaanu qaranka iyo qoyska uu marxuunku ka baxayba leenahay Ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo,marxuunkana waxaanu Eebe u weydiinaynaa inuu janadiisa Fardowsa ka waraabiyo aamiin aamiin.

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom