telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Shirka Kuuriyada Waqooyi: Maxay Vietnam, oo horay cadaw adag ugu aheyd Mareykanka, u martigalinaysaa kulanka xiga ee Trump iyo Kim?

Bishii Maarso 1965, ciidammadii ugu horreeyay ee Ameerikaan ah ayaa waxa ay ka dageen magaalada Danang, ee koonfurta Vietnam, si ay halkaas uga bilaabaan ku lug lahaanshiyaha Mareykanka ee dagaalkii uu dhiigga badan ku daatay ee u dhaxeeyay hanti-wadaagga iyo hanti-goosadka ee koonfur-bari Aasiya.

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom