telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xisbiga Talada Haya Ee Kulmiye Oo Baaq U Diray Dhamaan Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga

Hargeisa(Gaaroodi-News)Xoghayaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa ugu baaqay  golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye inay ay axada laga bilaabo ay yimadaan xarunta  dhexe ee xisbigaasi si ay u qataan kaadhadhkii golaha dhexe

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom