telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Xukuumadu Waxay 70 Milyan Ku Dhisaysaa Xarun Madaxtooyo Xili Dadka Qaar Gaajo U ………” Afhayeenka Xisbiga Waddani

Hargeisa(Gaaroodi-News)  Afhayeenka Xisbiga mucaaridka ah Ee Waddani Garyaqaan Barkhad Jaamac Batuun wuxuu jawaab ka bixiyay isla markaan xukuumada si adag ugu dhaliilay jawaabtii shalay ka soo yeedhay wasiirka wasaarada maaliyada somaliland Dr. sacad cali shire ee ku beeniyay dhawaaqa sheegaya 80 milyan oo dayn ah xukuumada soamliland ee xiligan ka arimisa ee uu hogaamiyo muuse biixi cabdi ay kala wareegtay xukuumadii hore

Sidoo kale barkhad jaamac batuun wuxuu xukuumada ku dhaliilay iyo bahda garsoorka ku dhaliilay xukunkii lagu riday dhalinyaradii darbi jiifta ee lagu xukumay lixda bilood isla markaan lagu soo xidh xidhay agagaarka wasaarada shaqo galinta

 

 

 

 

 

halkan hoose ka Daawo:- 

 

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom